Saturday, February 5, 2022

Faaiidada iyo faaida darada baraha bulshada (social media)

 


Faaiidoyinka

Isku keenida dadka

Tayeeynta wax barashada 

Ka helida warbixinada cusub iyo in aad noqoto qof wax badan ka war qaba 

Waxa aay ka qeybqaataan wacyi gelinta bulshada 

In wixii cusub iyo wixii lagama maar maan ah lagu wadaago 

Waxa aay adkeysaa xiriirka dadka 

Waxa aay ka qeyb qaataan in aad wax sadaqeysato 

Waxa aay ka qeyb qaataan caafimaadka maskaxda bini aadamka 

Faaido ganacsi 

Waxa lagu gaara hormuar iyo can nimo 

Baraha bulshada lacag ayaa laga sameeya 

Qarashka lacagaha kaa bixilahaa ayaa lagu yareeya 

Faaiido darada

 ⦁ Waxa aay leeyihiin xamaasad said ah 

⦁Waxa aay ka qeyb qaatan dadku in aay waji kawaji isku arki waayan  maadama inta badan la adeegsanayo qoraalo iyo codad ama muuqaalo

Waxa fudud in qof si basiid ah lagu wax yeleyo 

Qofka marka uu muddo wado waxa ay ku keeneysa in uu noqdo maqane jooge 

Kalataga lamaanaha 

Qimaayo iyo dhac

Qofka badsada in uu noqdo qof caajis badan 

Waxa aay keenta laqabsi fara badan 

Waxaa lagu lumiyaa lacag farabadan iyo waqti 

Waxa aay leedahay dhafar iyo daal 

Wax barashada ayeey hoos u dhigaan hadii anan sida saxda ah looga faaiideysan 


 


1 comment:

  1. Inta aad sheegtay waa saxiix waxaan dhihi lahaaba adigaa dhahay intaasee ku dhantahay.

    ReplyDelete