Saturday, February 5, 2022

TOBANKA NIN EE ADUUNKA UGU TAAJIRSAN 2022 FARHAN HAGAAJIYE KAALINTEE KU JIRAA LINKGA HOOSE RAAC



TOBANKA NIN EE ADUUNKA UGU TAAJIRSAN 2022

1. Elon Musk 

waaa 50 sano jir waxa uu hanti ahaan u heestaa  $269 billion

2.  Jeff Bezos

waa 58 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa  $187 billion

3.Bernard Arnault

waa 72 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa $164 billion

4.Bill Gates

waa 66 sano jir waxa uuna hanti ahaan u hessta  $133 billion

5.Larry Page

waa 48 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa $124 billion

6.Mark Zuckerberg

waa 37 jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa $124 billion

7.Sergey Brin

waa 48 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heesta $119 billion

8.Warren Buffett

waa 91 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa $117 billion

9.Steve Ballmer

waa 65 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa  $111 billion

10.Larry Ellison

waa 77 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa $107 billion

farhan hagaajiye 

waxa hanti ahaan u heesta coments ku soo qor 

1 comment: