Faaiidoyinka
⦁ Isku keenida dadka
⦁ Tayeeynta wax barashada
⦁ Ka helida warbixinada cusub iyo in aad noqoto qof wax badan ka war qaba
⦁ Waxa aay ka qeybqaataan wacyi gelinta bulshada
⦁ In wixii cusub iyo wixii lagama maar maan ah lagu wadaago
⦁ Waxa aay adkeysaa xiriirka dadka
⦁ Waxa aay ka qeyb qaataan in aad wax sadaqeysato
⦁ Waxa aay ka qeyb qaataan caafimaadka maskaxda bini aadamka
⦁ Faaido ganacsi
⦁ Waxa lagu gaara hormuar iyo can nimo
⦁ Baraha bulshada lacag ayaa laga sameeya
⦁ Qarashka lacagaha kaa bixilahaa ayaa lagu yareeya
Faaiido darada
⦁ Waxa aay leeyihiin xamaasad said ah
⦁Waxa aay ka qeyb qaatan dadku in aay waji kawaji isku arki waayan maadama inta badan la adeegsanayo qoraalo iyo codad ama muuqaalo
⦁ Waxa fudud in qof si basiid ah lagu wax yeleyo
⦁ Qofka marka uu muddo wado waxa ay ku keeneysa in uu noqdo maqane jooge
⦁ Kalataga lamaanaha
⦁ Qimaayo iyo dhac
⦁ Qofka badsada in uu noqdo qof caajis badan
⦁ Waxa aay keenta laqabsi fara badan
⦁ Waxaa lagu lumiyaa lacag farabadan iyo waqti
⦁ Waxa aay leedahay dhafar iyo daal
⦁ Wax barashada ayeey hoos u dhigaan hadii anan sida saxda ah looga faaiideysan
Inta aad sheegtay waa saxiix waxaan dhihi lahaaba adigaa dhahay intaasee ku dhantahay.
ReplyDelete