Saturday, February 5, 2022
TOBANKA NIN EE ADUUNKA UGU TAAJIRSAN 2022 FARHAN HAGAAJIYE KAALINTEE KU JIRAA LINKGA HOOSE RAAC
TOBANKA NIN EE ADUUNKA UGU TAAJIRSAN 2022
1. Elon Musk
waaa 50 sano jir waxa uu hanti ahaan u heestaa $269 billion
2. Jeff Bezos
waa 58 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa $187 billion
3.Bernard Arnault
waa 72 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa $164 billion
4.Bill Gates
waa 66 sano jir waxa uuna hanti ahaan u hessta $133 billion
5.Larry Page
waa 48 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa $124 billion
6.Mark Zuckerberg
waa 37 jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa $124 billion
7.Sergey Brin
waa 48 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heesta $119 billion
8.Warren Buffett
waa 91 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa $117 billion
9.Steve Ballmer
waa 65 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa $111 billion
10.Larry Ellison
waa 77 sano jir waxa uuna hanti ahaan u heestaa $107 billion
farhan hagaajiye
waxa hanti ahaan u heesta coments ku soo qor
Faaiidada iyo faaida darada baraha bulshada (social media)
Faaiidoyinka
⦁ Isku keenida dadka
⦁ Tayeeynta wax barashada
⦁ Ka helida warbixinada cusub iyo in aad noqoto qof wax badan ka war qaba
⦁ Waxa aay ka qeybqaataan wacyi gelinta bulshada
⦁ In wixii cusub iyo wixii lagama maar maan ah lagu wadaago
⦁ Waxa aay adkeysaa xiriirka dadka
⦁ Waxa aay ka qeyb qaataan in aad wax sadaqeysato
⦁ Waxa aay ka qeyb qaataan caafimaadka maskaxda bini aadamka
⦁ Faaido ganacsi
⦁ Waxa lagu gaara hormuar iyo can nimo
⦁ Baraha bulshada lacag ayaa laga sameeya
⦁ Qarashka lacagaha kaa bixilahaa ayaa lagu yareeya
Faaiido darada
⦁ Waxa aay leeyihiin xamaasad said ah
⦁Waxa aay ka qeyb qaatan dadku in aay waji kawaji isku arki waayan maadama inta badan la adeegsanayo qoraalo iyo codad ama muuqaalo
⦁ Waxa fudud in qof si basiid ah lagu wax yeleyo
⦁ Qofka marka uu muddo wado waxa ay ku keeneysa in uu noqdo maqane jooge
⦁ Kalataga lamaanaha
⦁ Qimaayo iyo dhac
⦁ Qofka badsada in uu noqdo qof caajis badan
⦁ Waxa aay keenta laqabsi fara badan
⦁ Waxaa lagu lumiyaa lacag farabadan iyo waqti
⦁ Waxa aay leedahay dhafar iyo daal
⦁ Wax barashada ayeey hoos u dhigaan hadii anan sida saxda ah looga faaiideysan
-
TOBANKA NIN EE ADUUNKA UGU TAAJIRSAN 2022 1. Elon Musk waaa 50 sano jir waxa uu hanti ahaan u heestaa $269 billion 2. Jeff Bezos waa 58 s...